Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab oo u hanjabay Bankiyada dalka ka howlgala

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa si kulul uga hadlay sharciga Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman oo uu dhawaan ansixiyay Golaha Shacabka ee baarlamanka Somalia, wuxuuna sharcigaas ku tilmaamay inuu yahay mid la damacsan yahay in la boobo hantida dadka Soomaaliyeed. Waxaa uu xusay in sharcigan ay wado DF oo Mareykanka … Continue reading Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab oo u hanjabay Bankiyada dalka ka howlgala